Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo ka hadlay Heshiiska Khayaradka Badda ee Mamul gobaleedyada & DFS (dhegayso)

Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo ka hadlay Heshiiska Khayaradka Badda ee Mamul gobaleedyada & DFS (dhegayso)

Dawlada dhexe iyo maamulada dalka ayaa wada gaaray heshiis ku saabsan dhinaca kheyradka badda gaar ahan kalluumeysiga waxaana heshiisku uu dhigayaa in 24 mile wixi ka badan badda Soomaiya ay masuul ka tahay dawlada dhexe ita kale ayna Maamuladu u madaxbanana yihiin waxaana shatiga khalluumeysiga badda Soomaliya bxin karta oo kaliya dawlada dhexe ..

Dhaqaalaha Ama dakhliga ka Soo xarooda kalluumeysiga waxaa wada mamaulaya mamaulada Madaxda maamulada kuwa dawlada dhexe iyo gudi loo xilsaaro arimahaas waxaaan dakhligaas uu ku dhacayaa wasaaradda maaliyada dalka ..

Hadaba si ana wax baddan uga ogaano faaidada heshiiskana ugu jirta dadka danyarta ah iyo mamaulada dalka ayaanu Xiriir la sameynaya Aqoooyahan muuse Cali jaamac oo ah shaqsi isagu u dhuun daloola arimah badda mudana ku soo dhex jiray muuse aya asooo dhaweeyay heshiiskan oo mado lagu tamayay waxaana ..

Muuse wuxuu sheegay in ay dawlada dhexe guul u tahay madama hada dalku rabo in la koontaroolo badiidiis iyo Cirkiisaba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com