Siyaasi Ladan Cali dheere oo ka hadashay shirka dhuusamreeb iyo Arrimaha Doorashooyinka Dalka (dhegayso)

Siyaasi Ladan Cali dheere oo ka hadashay shirka dhuusamreeb iyo Arrimaha Doorashooyinka Dalka (dhegayso)

U qabilsanaha Xisbiga Yool Qaran Culombios ohia Ladan Cali dheere oo Waraysi gaar ah sinayeeysay Radio Daljir ayaa ka hadashay doorashooyinka dalka iyo shirka dhawaan lagu qaban doono dhuusamareeb ee madaxda dowlad gobaleedyada iyo DFS.

Ladan Ayaa sido kale ka hadashay dhibatada Qurbaha siba Maraykanka ku haysta dhalinyarada somaliyeed ee Kooxaha Gaangiska ah ku biiray.

Saamilayda siyaasada ayeey sido kale si kulul uga hadashay iyo arragti ahaan waxay ka taqaana.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com