Siyaasi Nuur Ismaacil sheekh oo si Kulul uga hadlay Gardarada iyo dagaalka uu Waddo Imaraadka (dhegayso)

Siyaasi Nuur  Ismaacil sheekh oo si Kulul uga hadlay Gardarada iyo dagaalka uu Waddo Imaraadka (dhegayso)

Siyaasiga Nuur Ismaacil Sheekh oo Kamid ah Siyaasinta ku sugan magaaladda Muqdisho oo Waraysi Gaar ah sinayaay Radio Daljir ayaa dhinaciisa ka hadlay Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu kajeediyaay kalfadhigii Barlamaanka ee shalay.

Nuur ismaacil oo horey uga hadlay Heshiiski dekadda Berbera ayaa markale ka hadlay Aflagadada imaraadka uu ku hayo Somaaliya,isago ku taliyaay in Xirirka loo jarro imaraadka maadama uu ku xadgudbay Qaranimada iyo Midnimadda Umadda Somaliyeed.

Shacabka Somaliyeed ayuu ugu Baaqay inay kashaqeyaan Midnimadda isla markaana hal meel uga soo Wadda jeestaan Cadowgooda si loo gaaro dowladnimo la hubbo.

Maxamed Lakiman ayuu u Waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com