Siyaasi Dr Cabdi daahir Yey oo ka hadlay Dulaanka Somaliland& Gumaadka Shacabka Laascaanood (Daawo)

Siyaasi Dr Cabdi daahir Yey oo ka hadlay Dulaanka Somaliland& Gumaadka Shacabka Laascaanood (Daawo)

Dr Cabdi daahir Yuusuf (Yey) oo kamid ah siyaasiyiinta somaliyeed horeyna Puntland xilaal kala duwan uga soo qabtay kuna sugan dalka Maraykan ayaa Waraysi uu siyeey Radio daljir wuxuu kaga hadlay dulaanka Maamulka Somalidiidka ee Somaliland ee gobaladda Sool,sanaag iyo Cayn.

Yey ayaa sido kale ka hadlay shacabka Maamulka Somaliland ku dilay magaaladda Laascanood oo sababtay inay mudaharaadyo ka dhacaan Magaaladdaas.

Arrimo baddan oo Puntland ka tagan ayuu kaga hadlay Waraysigan uu siyeey Radio daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    ADEER INUU KA HADLAABA QALADA…
    QAWDA MAQASHII WAXNA HAW QABAN LOOMA BAAHNA.
    SSC QARAN JABAY KASOO QAAD WAAKAAS BHD-goodii Mr:GALAYDH HOOS TAAGAN YAHAY KORNAYLKA QAAWAN OO WALIBA HARGEYSA KA DHEX BARYOOTAMAYA!!!SHAME ON YOU.
    OK,MIDA KALE DHULKA SSC WAXAY PL TIMI 1999 IYADOO UU DHULKAASI KU JIRO GACANTA QABAA’ILKA DEGA HALKAAS,OK,PL-na IYADAA SABAB U AHAYD IN SL AY GACANTA UGELISO DHULKAAS IYADOO FULINAYSA SIYAASADII MALES SANAAWI EE SL KUSOO SHUBTAY SANAAWI.
    REER SSC XAQIIQ WAA LAHAYSTAA CEEBNA MA AHA IN LAGAA ADKAADO LKN WAXAA CEEBA INAAD IS DHIIBTO.OK,PL WADO UGAMA FUNA SSC & SL XURGUFTA KADHAXAYSA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com