Siyaasi Cali Maxamed Geedi: ” Waan Ka Xumahay in Dowladda Curdunka ah la Jalaafeyo ,Sidaa Wax looma Mucaarado “(Dhegayso+Daawo)

Siyaasi Cali Maxamed Geedi: ” Waan Ka Xumahay in Dowladda Curdunka ah la Jalaafeyo ,Sidaa Wax looma Mucaarado “(Dhegayso+Daawo)

Siyaasi Cali Maxamed Geedi oo horey Ra’iisul Wasaare usoo noqday ayaa Caawa ka hadlay Marxaladda dalka uu kujiro iyo Arrimaha siyaasadeed ee kajira ,isago soo hadal qaaday Dowladnimadda Halgankii dheera ee loo soo maray.

Geedi ayaa ka hadlay Mucaaradnimadda lagu bilaabay dowladda Curdunka ah ,isago sheegay in uu ka xunyahay in ragg siyaasiyiin ah ay durba dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ay ku bilaaben mucaaradnimo,isago sheegay in mucaarad uu wax sixi karro lakiin an loo bahnayn in uu wax bur buriyo.

Shacabka Somaliyeed ayuu baaq u diray Geedi ,isago ugu baaqay shacabka in la shaqeyaan dowladda oo ah iftiinka Dowladnimo ee usoo baxay shacabka Somaliyeed.

Hoos kadhegayso Codka Geedi

Hoos Kadaawo Muqaalka Geedi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com