Siyaasi Cali Maraykan oo Shacabka Gobalka Sool baaq u diray (dhegayso)

Siyaasi Cali Maraykan oo Shacabka Gobalka Sool baaq u diray (dhegayso)

Siyaasi Cali Maraykan oo ka mida siyaasiyiinta Reer Puntand oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe wuxuu kaga jawaabayey hadal dhowaan kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe ku tilmaamay mid micno dara ah.

wuxuu Sido kale eedayn Tusha uga Tuuray siyaasiyiin dhowaan Gaaray Magaalada Buuhoodle ku waa soo kasoo kici timay Muqdisho,waxuuna ku eedeeyey inay ku fashil meen masiirkii Goboladay kasoo jeedaan,

shacabka Gobolada sool Sanaag iyo Cayn ayuu ugu baaqay inay sii wadan banaanbaxyada iyo in karab istaaka ciidamada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com