Site icon Radio Daljir

Siyaasi Cali Daacun:” Kenya Madaxay dhulka la dhacaysaa (Daawo)

Siyaasi Cali Daacun oo kamid ah siyaasiyinta somaaliyeed ee dalka imaaradka ku sugan ayaa Waraysi uu siyeey caawa Radio daljir wuxuu kaga hadlay dulaanka kenya ee dhinaca badda.

Siyaasiga ayaa sheegay in kenya xalad xun ay ku socoto somaalida NFD ayna isku duubanyihiin xornimadoodina ay soo laaban doonto.

Cali ayaa sheegay in kenya lacag walba ay ku bixiso dacwadda badda in somaaliya marnaba aysan gor gortan ka gali doniin badeeda.

Hoos kadaawo.

Exit mobile version