Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)

Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan ) oo kamid ah aas aasayaashii Puntland ayaa oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Daljir ayaa ka jawaabay hadaladii dhawaan kasoo yeeray wasiir Maaliyada Somaliland iyo Siyaasi Faysal Cali waraabe kaasi oo uu ku sheegay in xoog lagaga qaadi doono canshuurta shacabka gobolka Sool . Sidoo kale Cali Maraykan ayaa … Continue reading Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)