Siyaasadda waxbrashada Dugsiyada Hoose ee Puntland oo la Ansixiyay

Isniin, Oktoobar 12, 2015 (Daljir) —Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa markii ugu horeysey ku guulaysatey meelmarinta manhajka waxbarashada dugsiyada hoose iyo dhexe oo ay wasaaraddu dhamaystirkiisa kuhowlanayd sanadadii ugu dambeeyey.

Muqararkaan oo ay kasoo shaqaynaysay wasaaradda waxbarashadu ilaa sanadkii 2011kii ayaa waxaa meelmariyey wakiilo kasocdey wasaaradda waxbarashada, bahda waxbarashada Puntland, qaybaha bulshada iyo Hay’ado wasaaradda caawinaysey.

By: Abdirashid

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com