SIYAASADDA BADDA CAS IYO CEEBTII ITOOBIYA KA RAACDAY DAMACEEDII DEKED SOOMAALIYEED

Tan iyo intii maamulka goonigoosadka Somaliland uu saxiixay qoraal isfaham oo dhaliyey muran xooggan, waddaniyiinta Soomaaliyeedna meel kasta oo ay joogaan aad uga xanaajiyey, waxay isla markiiba soojiidatay indhaha caalamka iyo warbaahinta adduunka. In kasta oo aan weli la shaacin waxa ku qoran qoraalka isfahan, haddana si kooban waa mid Itoobiya siinaya dhul cabbirkiisu yahay … Continue reading SIYAASADDA BADDA CAS IYO CEEBTII ITOOBIYA KA RAACDAY DAMACEEDII DEKED SOOMAALIYEED