Sixiroole 25 Sano Dadka Sixrayey iyo Agabkiisii Sixirka oo Booliska Bossaso u Gacan Galay

Sixiroole 25 Sano Dadka Sixrayey iyo Agabkiisii Sixirka oo Booliska Bossaso u Gacan Galay

Laamaha ammaanka ee Bossaso waxa ay ku soo qabteen howlgal ay ka sameeyeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Bossaso nin muddo 25 sano ah ku shaqeysanayay sixirka iyo agabkiisii sixirka (hoos ka arag sawirada).

Taliyaha ayaa sheegay in ay hayaan agabkii uu ku shaqaysanaayay sixirooluhu, waxaana uu raacshay in maxkamad la soo taagi doono marka uu dhamaado baaritaanka lagu hayo ninkaas.

Gaashaanle Dhaxe Yuusuf Axmed Ciise Maxamed waa Taliyaha Saldhiga Bosaaso ee Bartamaha, waxaa waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 16
  • asc walaha somali meelkasto aan joktaan xarunta cilaajka jinka sixirka isha waxaad nala soo xariir kartaan skpye somalia.islamic iyo telefoonka xarunta leenka 003180396849 waxad kale nala soo xariir kartaa mobelka 0031686450011 viber imo whap xarunta sheikh nassir

  • hani max.ud 7 years ago

    subxan wlhi waa wx naxdin leh dadku haduba dagi wayay waaa dad 25sano sixir kusocday ilahow naga qabo dadka wxa xun wada

  • khadra cabdulaahi 7 years ago

    ilahy ayaa awoodle ka qabty umadiisa cadowga ameen

  • noolasha lagugudhib

  • 0907688228 muxsin bashiir dooxajoog 7 years ago

    masha Allah madama lagaqabtay dadka qof dhibaato kuhayay oo dadbadan noloshoodi dab kudaaray

  • abdulahi ahmed hasan 7 years ago

    marka hore allah baa mahada leh marka xigta waxa mahad leh cidamada gesiyaasha ee poliska puntland wxn oran lahaa fikirkeyga ninkan saxiroo la ah marka hore damibigiisa hala baaro ka dib hadii ay wx ku cadadaan hala toogto wayo kuwa badan oo asaga lamid ah ayaa jira marka dilka la dilayo way ku tusale qadanayaan marka wxn qaba in la dilo intii ay ku wa kale ay fidi lahayeen 7415280

  • abdulahi ahmed hasan 7 years ago

    marka hore allah baa mahada leh marka xigta waxa mahad leh cidamada gesiyaasha ee poliska puntland wxn oran lahaa fikirkeyga ninkan saxiroo la ah marka hore damibigiisa hala baaro ka dib hadii ay wx ku cadadaan hala toogto wayo kuwa badan oo asaga lamid ah ayaa jira marka dilka la dilayo way ku tusale qadanayaan marka wxn qabaa in la dilo intii ay ku wa kale ay fidi lahayeen

  • fatima abdi 7 years ago

    alx illah mahdis wye hdi alle no gartey ina la qabto sixiroole islanka sixraayey illow ka qabo wxi bello wda dadka muslimka ah kna xoree dhibta aamin

  • Abdikrim sulayman 7 years ago

    runtii waa wax lagu farxo in lasoo qabto qof waxaa so kale bulshada kula dhexjiry. rutii waa cadow allaaah dadka ka qabty.

  • nawaaal muhiyadiin mohamed 7 years ago

    asc radio daljir waxn joga galkcy tell number waa 7365296 wn ku fraxsanhy in la qabto wayo 25sano wuxu dhibateynaye shacab zoomaliyed oo zixir ku diley wxn ka codsnaya maxkamda sharfta leh in ninkas shrciga la horkeno wxn kle oo loo yahy ciidamda mdla yashaa ka qabta shacbkina waxa gumadaya shacbkana wxn leyhy la shqeya ciidnk zabbto ah wxy idin hureen naftini zaa nabd iyo nolol ugu nola taaan daljir aad baa idinkana idinkugu mhdcelinya zaxafiyintina allahaa idin xifdiyo oo cadwga ha idinka kaqbto shaqo adg baa dlka iyo dadka uhysaane wxn kle idn leyhy haka cajisinina shaqaas aad shacbka zoomaliyed uhysaan mahdanid guuleysaa weligiiin daljir

  • ummadda islaam ka ah allaha ka qabto kuwa wax sirxa aammiin

  • ummadda islaam ka ah allaha ka qabto kuwa wax sirxa aammiin

  • Ayaan Abdiqadir Jaamac saalax 7 years ago

    ILLAAHAY baa umadda kaso qabtay cadowgan الحمدالله halkaas hakasii wadan laamaha ammaanku hawlgaladoda waxkasta oo khalkhal iyo dhibaato umadda ku ahna haynaga qabtan ALLAH hala garab galo insha allah

  • sixiroole waa danbi wayn waa nin ilahnimo shegtay runtii aad ban uga xumahy in manta maglada bosaso laga qabto in sixirole ah waxana dhihi lahaa ninkaaz xabsi da’im ha lagu xukumo madama ay wax walipa ka surtooban

  • ina lilaahi waina ilayhi rajucuun walhi waa naxdin sixirole kudhex nool puntland wax yeelenaya shacab keeda waxan mahad gara ujedinayaa ciidamada booliska

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com