Site icon Radio Daljir

Sixiroole 25 Sano Dadka Sixrayey iyo Agabkiisii Sixirka oo Booliska Bossaso u Gacan Galay

Laamaha ammaanka ee Bossaso waxa ay ku soo qabteen howlgal ay ka sameeyeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Bossaso nin muddo 25 sano ah ku shaqeysanayay sixirka iyo agabkiisii sixirka (hoos ka arag sawirada).

Taliyaha ayaa sheegay in ay hayaan agabkii uu ku shaqaysanaayay sixirooluhu, waxaana uu raacshay in maxkamad la soo taagi doono marka uu dhamaado baaritaanka lagu hayo ninkaas.

Gaashaanle Dhaxe Yuusuf Axmed Ciise Maxamed waa Taliyaha Saldhiga Bosaaso ee Bartamaha, waxaa waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5910849403010026590eb4cc/Waraysiga+Taliyaha+saldhiga+bosaaso+Gaashaale+dhaxe+Yuusuf+axmed+ciise+maxamed+8-5-2017+xasan+heyka+.mp3?_=1

 

Exit mobile version