Sirdoonka Puntland iyo Galmudug oo Mar Kale Gacanta ku Dhigay Ina Caloolgeel, Huggaanka Hawlgalada AlShabaab Mudug

Sida ay Radio Daljir u xaqiijiyeen ilo xogogaal ah ee maamulada Puntland iyo Galmudug, waxaa 2 habeen kahor sirdoonka labada maamul iska kaashadeen hawlgal bilo qaatay, kaas oo muddo ka socday magaalada Gaalkacyo iyo tuulooyinka koonfurta Mudug. Bartilmaadeedka hawlgalka ayaa ahaa 5 ruux oo ah hawlfuliyayaal amniyaatka iyo hawlgalada AlShabaab ee Gobolka Mudug iyo taakuleynta … Continue reading Sirdoonka Puntland iyo Galmudug oo Mar Kale Gacanta ku Dhigay Ina Caloolgeel, Huggaanka Hawlgalada AlShabaab Mudug