Sidee shacabka Puntland ay u arkaan shirka Baydhabo (dhegayso)

Sidee shacabka Puntland ay u arkaan shirka Baydhabo (dhegayso)

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland ayaa ka hadlay shirka magaalada Baydhabo uga furmay madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasi diiradda lagu saarayo arimaha ammaanka, siyaasadda, xiriirka dowladda faderaalka iyo dowlad goboleedyada iyo qodbo kalle.

Dadwaynaha Bosaso ayaa ka qaybgalay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • abti yariisoow 6 years ago

    there is no government in Somalia, rumee ama ha rumayn, farmajo iyo khayre waxba ma hayaan,

    bal adigu waxbana kuuma hayaan puntland ahaan, runta qof ha u nicin kan cabdi weli oo kale ha u mijaxaabin gurigaaga calaa shakhsi qabiil bay u dhurteen team ka xamar waad na ogtahay soo ha khaldin dadka reer puntlad bini aadam

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com