Sidee Madaxweyne farmaajo lagu soo dhaweyeey dhuusamareeb.(Daawo)

Sidee Madaxweyne farmaajo lagu soo dhaweyeey dhuusamareeb.(Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray maanta magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay caawa ka dhacayso munaasabad lagu soo afmeerayo shirkii dib u heshiisiinta Galmudug oo guul ku dhammaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 2 months

    DALJIR.
    NAQDINTA XAALADAHA BARTA,SI WARKIINU TAYO U YEESHO.
    WAXAABA QALADA IN DURBAAN LOO GARAACO OO BACADKA LOO ISTAAGO.
    SHACABKA SOMALIYED WAA IN LA BARAA IN MADAXDOODU TAHAY SHAQAALAHOODII,
    MADAXWEYNUHU WAA SHAQAALE AYNU QANDARAAS AFAR SANO AH SIINAY SI UU INOOGU SHAQEEYO,WAXAA QALADA IN DURBAAN,SACAB,HOR CARAR,BACADKA LOO ISTAAGO,WAA QALAD,SHACABKANA HALOO SHEEGO MADAXDU WAA SHAQAALAHEENIIYE WAXAA INOO EG INAYNU LA XISAABTANO LKN DURBAAN & HOR CARAR WAA QALAD & JAHLI,
    HOR CARARKAASI & DURBAANKAASI WAA KA SABABAY IN MADAXDEENU KII YUIMAADAABA UU ARKO DADKA & MAALKOODUBA INUU ISAGU LEEYAHAY,DEETANA WUXUU DOONO DHACO,XADO,IYADOO LOOJEEDO,EEX SAMEEYO,WAXBA QABAN WAAYO,LKN HADUU OGYAHAY IN SHACAB LA XISAABTAMAYAA AY KA DAMBEEYAAN WAX BUU QABAN LAHAA,FARMAJO KELIYANA MAAHE XITAA KUWA MAAMULADAA KU JIRA.
    FIIRO GAARA:
    DALJIR & WARBAAHINTA WAXAANU KA CODSANAYNAA WAR DADKA USHEEGA MADAXDA AFARTA SANNO LA DOORTAY IN AAN DURBAAN LALA HOR CARARINE LKN TAA BEDELKEED LALA XISAABTAMO,TAASAI WAXAY SABABAYSAA NINKA MADAXDA AHI INUU ISU ARKO INUU SHAQAALE SHICIB YAHAY OO QANDARAAS LA SIIYEY MUDO CAYIMAN.
    HAA MADAX DHAQAMEEDKU WAY MUDAN YIHIIN IN BACADKA LOO ISTAAGO,DURBAAN LAGU SOO DHAWEEYO,WAAYO?WAA UULIAMARKEENII AYNU SI DHABB AH U DOORANAY,LKN MADAX DAWLADEED OO DOORASHO AFAR SANO AH AYNU SIINAY MA MUDNA,
    WARBAAHINTA SOMALIYED HA BARATO SIDA WAX LOO NAQDIYO,SHACABKA LOO TUSO TUBTA TOOSAN,OK,INKASTOOY AYSAN BAARISBA SAMAYN KARIN MAAMULADA KUSAABSAN WAAYO?WAABA LAXIRI OO WAYNU OGNAHAY,LKN WIXII MACQUULA WAAD SAMAYN KARTAAN,WAKIINUNA YUUSAN KU EKAAN:
    WAZIIR BA HALKAAS KA HADLAY,MADAXWEYNAA HALKAAS TEGEY,QARAX BAA DHACAY,LKN UJEEDADII BAA IDINKA MAQAN.SABABTA QARAXU U DHACAY,BOOQASHADA MADAXWEYNAHA AMA WAZIIRKU MAXAA KUHOOS JIRA OO SHACABKA KA QARSOON WAA INAAD RAADISAAN OO WARKIINU MACNO & DHADHAN NOO SAMEEYAA.
    WAXAAD ARKAYSAA WAZIIRKA BOOSTADA & ISGAARSIINTA TUSAALE OO FURAYA ISKOOL,SHAQADIISII MAAHA WARBAAHINTA SOMALIDUNA SIDI BAY USOO TEBIN OO DJHIHI WAZIIRKA BOSTADA & ISGAARSIINTAA HALKAAS ISKOOL KA FURAY,XARIGA KA JARAY!!.WAA INAAD DURI KARTAAN WAZIIRKU SHAQADIISII INAYSAN AHAYN ISKOOLKA U FURAYO EE QAAB QABIIL LOOGU SOO DIRAY,AMA MASUULIYAD DARO MEESHA U YIMI.
    MAHADSANIDIN.