Sidee Madaxweynaha Puntland maanta lagu soo dhaweyeey Muqdisho?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Muqdisho,gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo xildhibaanada iyo wasiiradda Puntland ku matala DFS ayaa ku soo dhaweyeey Caasimadda Muqdisho.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com