Sidee loogu soo dhaweeyay Cali Xaaji magaalada Garoowe (dhegayso)

Sidee loogu soo dhaweeyay Cali Xaaji magaalada Garoowe (dhegayso)

Cali Xaaji warsme oo ka mid ah musharaxiInta doonayso inay qabato xilka Madaxtinimo ee  Puntland 2019  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey  maanta  magaalada Garoowe  ee Caasimada Puntland .

 wariyaha Daljir ee Garoowe C/xakiin Xuseen Xasan ayaa kulanka  soo dhaweynta musharaxa ka qeyb galay, oo warbixintan ka diyaariyay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com