Shuruucda musharixiinta tartamaysa ee Puntland oo lasoo saaray & 40jir ka yar oo aan tartami karin

Shuruucda musharixiinta tartamaysa ee Puntland oo lasoo saaray & 40jir ka yar oo aan tartami karin

Golaha wakiilada cusub ee Puntland maanta kulan ku yeeshay Garoowe ayaa soo saaray habraaca doorashada madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa oo loo balansanyahay maalinimada Salaasada inay dhacdo.

Musharaxkasta oo Madaxweyne doon ah waxaa laga qaadayaa $20,000 (Labaatan kun oo dollar), halka Madaxweyne Ku xigeenkana laga rabo $10,000 (Toban kun oo dollar) lacagtan ayaa ah Diiwaangelin.

Sidoo kalle guddiga doorashada madaxwaynaha ayaa isku raacay in qof da’diisu aan ka yarayn 40 sano inuu tartami karin.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com