Site icon Radio Daljir

Shuban-biyood Ka Dillaacay Daarusalaam iyo 27 Qof oo Geed Hoostiis la Jiifshey (dhegayso)

Inta la xajiyey 4 ruux ayaa dhimatay 27 kalena waxaa hadda lagu dabiibayaal xarumo caafimaad, kadib markii xanuunka shuban-biyoodku uu ka dillaacay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug.

Dr Maxamed Xuseen Cabdulle Mid kamid ah takhaatiirta fara-kutiriska ah ee ku sugan deegaanka Daaru-salaam ayaa Daljir u sheegay in dadka uu xanuunku soo ritey aysan haysan daryeel caafimaad, islamarkaan deegaanku uusan isbital lahayn dadkana lagu dabiibayo MCH-ka deegaanka iyo dhir hoosteed.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5937ac9b0b0100e956abf69a/Waraysi%2BDr+Maxamed+Xusein+Cabdulle.mp3?_=1
Exit mobile version