Shirkii Xeerka Isgaarsinta Somaaliya oo Garoowe lagu soo gabagabeyaay (dhegayso)

Shirkii xeerka isgaarsiinta Soomaaliya oo Garoowe kusoo xirmay iyo qoddobo laga soo saaray .

Kulankaan saddexda maalmood ee uu socday waxaa goob joog ka ahaa Wasiiradda Isgaarsiinta Maamul-goboleedyada dalka iyo Garyaqaanka guud ee qaranka .

Shalay oo lagu wadday in lasoo gaba gabeeyo shirka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay qoddobada laga dooday qaarkood oo is maan dhaaf keenay .

Wariyaheenna Axmed Sheekeeye oo la socday shirkaasi ayaa warbixintaan kasoo diray Garoowe .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com