Site icon Radio Daljir

Shirkii Wasaaradaha Maamul gobaleedyada iyo DFS oo Muqdisho lagu soo gabagabeyeey (dhegayso)

Waxaa Galabta lasoo gaba gabeeyey Shirkii Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedyada oo shalay ka furmay Muqdisho.

Shirkan ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin wadashaqaynta Wasaaradaha Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobaleedyada iyado xubnihii kasocday Maamuladda goobta shirka hadalo kala duwan kaso jeediyeen.

markii uu sharkan soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta lahadlay C/laahi maxamuud Xasan Xoghaya Wasaarada arimaha gudaha ee DFS

dhegayso codka
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a09c5f603010079f55aba2b/Cabdullaahi+Maxamuud+Xasan+Xoghayaha+Joogtada+ee+Wasaaradda+Arrimaha+Gudaha+Soomaaliya+Warmurtiyeedka+Shirka.mp3?_=1

Exit mobile version