Shirkii Nabadeynta Beelaha gobalka Bari oo Qardho lagu soo gabagabeyaay (dhegayso)

Shirkii Nabadeynta Beelaha gobalka Bari oo Qardho lagu soo gabagabeyaay (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaa maanta lagu soo gabagabeyaay qodobadana laga soo saaray ,iyado ay ka qayb galeen masuuliyin kala duwan oo ugu horeeyo boqor Burhaan Boqor muuse.

ugu horeyn boqor burhaan Boqor muuse oo madasha Xaflada ka hadlay ayaa sheegay in loo bahanyahay labada dhinac ee heshiiska la dhex dhigay inay hirgaliyaan qodobada Shirkan kaso baxay.

Maxamuud mire bile oo kamid ah dadkii ka qayb galay shirka iyo qodobada kaso baxay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com