Site icon Radio Daljir

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa looga hadlay maanta ?

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, ansixin Degmooyin, Ansixinta Sanduuqa horumarinta Puntland iyo warbixino Kale.

Hoos ka akhriso

Back to Home page