Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo mar kale dib u dhac ku yimid (dhegayso)

Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo mar kale dib u dhac ku yimid (dhegayso)

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid shirweynihii dib u heshiisiinta Galmudug ee loo balansanaa maanta oo Arbaco ah.

Inkastoo inta badan ergooyinka ka qeyb galaya shirka ay ku sugan yihiin magaalada, hadana waxaa la ogeyn sababta keentay dib u dhaca maanta, iyadoo uu Ra’iisul Wasaaraha ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com