Site icon Radio Daljir

Shirkaddaha Maalgashiga ka samaynaya Puntland iyo khayaraadka Puntland (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa maalinnimadii shalay ahayd lagu soo xidhay shirka maal-kashiga Puntland marka laga yimaado maal kashada yaal caalamiya waxaa bar-bar socdey soo ban dhiga khayradka ku duugan Deegaanada Puntland.

Waxaana loog kolahaa sidii indhaha Maal-ka shadayaasha loo tusi lahaa kayraadka ku jira Puntland.

hadaba khayraadkii halkaasi lagusoo bandhigay waxaa warbixintaan inooga diyaariyey Xaawo Axmed.

Exit mobile version