Shirkaddaha Maalgashiga ka samaynaya Puntland iyo khayaraadka Puntland (dhegayso)

Shirkaddaha Maalgashiga ka samaynaya Puntland iyo khayaraadka Puntland (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa maalinnimadii shalay ahayd lagu soo xidhay shirka maal-kashiga Puntland marka laga yimaado maal kashada yaal caalamiya waxaa bar-bar socdey soo ban dhiga khayradka ku duugan Deegaanada Puntland.

Waxaana loog kolahaa sidii indhaha Maal-ka shadayaasha loo tusi lahaa kayraadka ku jira Puntland.

hadaba khayraadkii halkaasi lagusoo bandhigay waxaa warbixintaan inooga diyaariyey Xaawo Axmed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    ADEER KHAYRAADKA PL WAA LADHACAA,XADAA,ISWEYDII MAXAA KA SOCDA BUURAHA SANAAG & MAAKHIRLAND BOOB & TUUGO BAA KA SOCDA AY TAAGEERAYAAN CIIDAMADA PL KA TIRSAN BALSE MEELO KALE LAGA MASRUUFO & KOOXAHA BUURAHA KU JIRA SIDA:ISIS & ALSHABAB IWM OO IYANA U ADEEGA SIRDOONO CAALAMIYA & SHIRKADO TUUGO AH OO ISHUWAN.XUKUUMADA PL WAA OGTAHAY MADAXDA PL BAANA KA QAYBA,QOFKII KA HADLA EE GUDAHA JOOGAANA WAABA XADHIG!!!.OK,
    BADA SHIRKADO BAA KU JIRA XAALUFIYEY OO BIXIYA WAXOOGAY QURUUSHA OO KU DHACDA AKKOONO SHAQSIYADEED DENINA WAA OGYAHAY!!,SHACABKANA DUSHOODAA LAGU KALA MACAASHAYAA WAYNA HURDAAN,
    SOMALIYA WAA MASHRUUC NINKII MALE U HAYSTOOWE…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com