Site icon Radio Daljir

Shirkadda Nadaafadda BILA Qardho oo Hawl Adag u Istaagtay (dhegayso)

Xildhibaanad Astur Jawaase oo ka mid ah golaha degaanka Qardho ahna gudoomiyaha shirkada nadaafada ee Billa ayaa kawarantay shaqada baaxadaleh ee nadaafada ay Qardho uu qabtan weriye Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa arrimahaasi ka waraystay.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5911810e020100c55d633c12/Waraysiga+astur.mp3?_=1
Exit mobile version