Site icon Radio Daljir

Shirkadda Nabadda Gobolka Mudug oo Gaalkacyo si Rasmi ah uga Furmay (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah looga daahfuray shir u dhexeeya wasiiro ka kala socda dowladda Puntland, maamulka Galmudug, maamulada gobolka ee labada dhinac gobolka Mudug.

Shirkaani ayaa waxaa looga arrinsanayaa xoojinta ammaanka gobolka Mudug gaar ahaan degmada Gaalkacyo iyo sidii wadashaqayn buuxda ay u dhexmari lahayd Puntland iyo Galmudug.

SAWIRRO

Exit mobile version