Shirkadda cusub ee isgaarsiinta Amtel kana mid ah Amal Express ayaa si rami ah ugu dhawaaqday maanta inay hawada soogalayso sanadka cusube 2018.
Gudoomiye ku xigeenya Shirkadda cusub ee Amtel Yacquub Orshe ayaa Radio Daljir usheegay in shrkada ay adeegyo casriya ay keeni doonto wadanka islamarkaan ay ka hawlgalayso dhamaan gobolada dalka Soomaaliya oo dhan.
Gudoomiye ku xigeenka Amtel Yacquub Orshe ayaa Zubeyr Shiikh Cabdi uga waramay ku dhawaaqista shirkada cusub ee isgaarsiineed.
Dhigaal Duug ah
QM oo Soo Bandhigtay Tiradda dadka lagu dilay Somaaliya Sanadkan »
QM oo Soo Bandhigtay Tiradda dadka lagu dilay Somaaliya Sanadkan »