Shirkadda Dulimaadka Diyaaradaha Freedom oo soo bandhigtay Adeegyo Cusub (dhegayso)

Shirkadda Dulimaadka Diyaaradaha Freedom oo soo bandhigtay Adeegyo Cusub (dhegayso)

Maamulaha Shirkadda Freedom Airlines Fu’aad Abshir Xasan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay adeegyo cusub oo ay u soo kordhiyeen xujeyda Soomaaliyeed ee soo gudanaysa Waajibaadka Xajka kadib markii Shirkadda Freedom ay kamid noqotay Shirkadaha Sanadkaan ay soo kordhisay in ay Xujeyda Soomaaliyeed u shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Adeegyadda Bulshada Soomaaliyeed ay usoo kordhisay ayaa waxaa kamid ah in Qiimo dhismis ay ku samaysay lacagtii lagu soo xajin jiray

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac oo ku sugan Xarunta Daljir ee Caabudwaaq ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com