Site icon Radio Daljir

Bidhaan Jet, Madbacad Casri ah oo ka Hirgashay Garoowe (dhegayso)

Mahad Maxmuud Ciise waa maamulaha shirkada daabacaada Bidhaan Jet wuxuuna Radio Daljir uga waramay shaqada madbacadda.

Mahad waxaa waraystay CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592d39e3040100cd0ddc1dd4/Waraysi%2BMaamulaha+Guud+ee+Shirkada+Bidhan+Jet.Mahad+Maxamuud+Ciise.mp3?_=1
Exit mobile version