Warshad soo sari doonta kaluunka Qasaacadaysan oo lagu Magacaabo Xaabo Factory ayaa dib looga hirgaliyay Magaalada Xaabo ee Gobolka GardaFuu.

Warshadan ayaa dhismaheeda ahaa sanadkii 20005tii, kaluun ahaanse Waxaa lafuray bishii sagaalaad 2010kii Waxaana haatan dib boorka looga jafay sanadkan 20018ka .

Warsahadan ayaa Soo saari doonta maalintiiba in kabadan 500 oo kartoon oo ah kaluun Qasacadeesan kaas oo loo iib gayn dono gobolada dalka Soomaaliya.

Dhaqaalaha kubaxay hirgalinta Warsahadan Xaabo ayaa waxaa lagu sheegay 4milyan oo doolarka Maraykanka ah , Waxaana ka shaqayn doona in kabadan 200 oo qof oo rag iyo dumar isugujira .

Hadaba Cabdi Yuusuf Siciid Waa Madax kaluumaysatada ee Shirkadan , Wariye Xasan Heykal ayaa Qadka Telfoonka kuwaraystay

Ugu horeen Waxa uu Waydiiyay Xiligii ay Hirgashay .

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *