Site icon Radio Daljir

Shirka Golaha Wasiirrada DFS oo looga hadlay Amniga, Abaaraha iyo saameynta Safmarka Covid-19 (Daawo)

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda uu Wakhtigeedu dhamaaday Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad ee dalka uu ku yeeshay Safmarka Covid-19.

Golaha Wasiirada ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo howlgallada socda ka dhageystay Wasiirrada Amniga iyo Gaashaandhigga, waxayna tilmaameen in xiligan loo diyaar garoobayo bisha barakaysan ee Ramadaan ay jiraan feejignaan dhinaca amniga ah.

Hoos kaga bogo.

Exit mobile version