Site icon Radio Daljir

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale.

Golaha wasiirada xukumadda Puntland oo maanta yeeshay Kulankoodi khamiislaha ahaa waxaana looga hadlay xaaladda Amniga xuduudaha Puntland iyo faragalinta Somaliland ee dhulka Puntland.

Hoos ka akhriso

Exit mobile version