Shir u dhaxeeya Wasaaradaha Maamul gobaleedyada & DFS oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

Shir u dhaxeeya Wasaaradaha Maamul gobaleedyada & DFS oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

Shirkaan ayaa waxaa Maanta Muqdisho ka furay Wasiirka Arrimaha Gudaha
Xukuumadda Soomaaliya Cabdi faarax Siciid Juxa.

Shirkaan ayaa ah mid Wadatashi ah waxa uuna u dhaxeeyaa Wasaaradaha
Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa waxa uu socon doonaa mudo laba maalin ah waxaana diirada
lagu saarayaa Dhismaha Golaha Deegaanka Dowladaha Hoose ee dalka.

Cabdi Faarax Siciid Juxa Wasiirka Wasaaradda Arrimha Gudaha Soomaaliya
oo shirkaasi furay ayaa sheegay in shirkaan uu yahay mid xogta leysku
dhaafsanayo isla markaana lagu wadatashanayo.

dhegayso Codka wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com