Shir Nabadeed lagu soo gabagabeyaay degaanka Maygaagle (dhegayso)

Shir Nabadeed lagu soo gabagabeyaay degaanka Maygaagle (dhegayso)

Deggaanka maygaagle oo ka tirsan DDSI Ayaa mnata lagu Soo gabagabeeyay shir nabdeed oo lagu heshiisiinayay beelo walalo ah oo muddo 12 sano ah dagaalo degaanadaa sku dhexmaryyeen ..

Shirka ooay Isimada Gogosha nabada dhigeen ayaa waxaa goob joog ka ahaa Dawlada Puntland iyo DDSI Waxaana lagu heshiiyay in beelaha walal ah kala qatana diyo Dadkii halkaaa suga dhintay oo lagu qiyaasay 102 qof.

Cabdiraxmana Cabdulaahi bootana wuxu ka mid yahay Waxgaradkiii ka qeyb galay shirkaas wuxuu radio daljir uga waramay Waxyaabaha lagu heshiiyay isagoo sheegay in qodobada ka sooo baxay ay galab si rasmi ah loo shaacin dooono balse wuxuu radio daljir siiyay waraysi hor dhac ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com