Shir looga hadlayo howgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

Shir looga hadlayo howgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

Shir looga hadlayo howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee gobolada Soomaaliya sidii loo qaadi lahaa ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay kasoo qaybgaleen madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada.

Madaxwaynayaasha Jubaland iyo Galmudug oo ka qaybgalay shirkii shalay kadhacay magaalada Muqdisho ee looga hadlay howlgaladaasi ayaa sheegay inuu meel wanaagsan marayo qorshaha howlgalada.

Hoos kadhagayso warbixinta Raaqiyo Maxamuud ay kadiyaarisay oo joogta xarunta Daljir ee Bosaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com