Shir looga hadlayo Arrimaha Warbaahinta Aduunka oo ka furmay Magaaladda Seuol (dhegayso)

Waxaa ka furmay Magaaladda Seuol ee Caasimada kuuriya koonfureed shir looga hadlayo Arrimaha warbaahinta aduunka.

Shirkan oo looga hadlayo doorka saxafiiyinta ku leeyihin nabadda aduunka waxaa soo qaban qaabiyeey ururka saxafiiyinka koonfurta kuuriya oo magacooda layiraahdo Jac.

Wariye khadar cawl ismaacil oo kamid ah wariyaasha ka qayb galaya shirkaas kana mid ah wariyaasha lagu casumay shirkas, kana socda warbaahinta daljir ayaa kawarbixiyeey shirkaas.



Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com