Shir looga hadlayey Isbadaladda Geeska oo ka dhacay dalka Austria (dhegayso|sawiro)

Shir looga hadlayey Isbadaladda Geeska oo ka dhacay dalka Austria (dhegayso|sawiro)

Magaaladda Vienna ee dalka Austria siiba Xarunta UN-ka waxaa ka qabsoomay shir muhiim ah oo loga hadlayeey isbaddaladda Geeska iyo xaladda somaaliya.

Shirkan oo ay ka qayb galeen Dalaal farabaddan ,safiiro iyo qurbajoog somaliyeed ayaa diiradda lagu sarayeey sanadihii ugu dambeyeey isbaddalada muhiimka ah ee ka dhacay isbaddalada Geeska Africa.

Waddamadda Daneeya Africa ayaa ka qayb galay shirka sida Norwey,Uk ,Germany,Taliyaaniga, iyo waddamo kale sido kale waddamadda shirka looga hadlayeey ayaa ka qayb galay shirka.

Siyaad Cali Jaamac oo kamid ah Qurbajoogta Somaliyeed shirkaasna ka qayb galay Somaaliyana u matalayeey shirka inkasto shirka lagu casumay somaaliya balse aysan ka qayb galin ayaa Waraysi uu siyeey Warbaahinta Daljir wuxuu kaga hadlay muhiimadda shirka.

Waraysiga uu siyaad siyeey daljir ayuu ku shegay in khudbada uu shirka ka jeediyeey uu inta baddan kaga hadlay Arrimaha somaaliya iyo jogitaanka Ciiidamadda AMISOM ee somaaliya.

Maxamed Lakiman ayuu u waramay isago jooga dalka Austria

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com