Shir looga hadlayeey xagjirnimadda oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Shir looga hadlayeey xagjirnimadda oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta guddoomiyeyay Shir looga hadlayay arrimaha Amniga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

Shirkan looga hadlayay arrimaha Amniga Qaranka labaddii biloodba mar ayaa la qabtaa waxaana looga hadlaa qodobo ay ka mid yihiin falalka ku saleysan xagjirnimadda iyo la dagaalanka kooxaha argagaxisadda ah.

Wariyeehana Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com