Shir looga arrinsanayo dagaalka kadhanka ah Alshabaab oo kismaayo ka furmay (Sawiro)

HomeWararka

Shir looga arrinsanayo dagaalka kadhanka ah Alshabaab oo kismaayo ka furmay (Sawiro)

Shirkaan ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam waxa uu ka furay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. S

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed
Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xafiis ka furtay degmadda Jariiban (dhegayso)
Wadayasha gaadiidka iyo walaaca shilin Soomaaliga (Warbixin)

Shirkaan ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam waxa uu ka furay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland iyo saraakiil ka socotay talisyada labaad, seddexad iyo lixaad ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Shirkaas ayaa intiisa badan waxaa looga hadlayay horumarka dhanka ammaanka ee sanadkan 2018 laga sameeyay Jubbaland,dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo guud ahaan amniga xilligaan ee deegaanada Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: