Shir loga hadlayo Isbadalada Cimiladda oo Garowe ka Furmay (dhegayso+Sawiro)

Shir loga hadlayo Isbadalada Cimiladda oo Garowe ka Furmay (dhegayso+Sawiro)

Hay,ada ka hortga iyo la tacaalida masiibooyinka dabiiciga ah ee ka dhaca dhulka Puntland ee Hadma ayaa garoowe ku qabatay kulan socon doona laba maalin kaas oo loog ahadlayo Isbadalka cimilada iyo iyo waxyaabhii ka soo baxay safaro ay Hay,adu ku aruurinaysay Xog ku saabsna isbadalka cimilada kaas oo ay ka sameeyeen inta badan degmooyinka iyo tuulooyinka puntland .

Agaasimaha Hay,ada Hadma Cabdulaahi Xashi Cayrow oo waraysi siiyay intuu u kulanka socday radio daljir ayaa ka hadlay muhiimada kulankooda isbadalka cimilada iyo waxyaabaha laga bartay wuxuuna sheeegay inay ku casimeen dadka ay arintani khuseyso oo ah hay,adaha dawlada .

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2e65b0000100e4a46a4b3a/Waraysi%2BCayrow+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com