Shir jaraa’id nabadoonada gobalka Mudug: 20 sano kabacdi xaaladda maanta ee Puntland (dhegayso)

Shir jaraa’id nabadoonada gobalka Mudug: 20 sano kabacdi xaaladda maanta ee Puntland (dhegayso)

Nabadoono iyo siyaasiyiin maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee deegaanada Puntland, doorashooyinka soo fooleh, iyo 20 sano kaddib meesha maanta ay Puntland marayso iyo xaaladaha ku wajahan. Nabadoonada ayaa waxaa kale oo ay soo hadalqaadeen natiijooyinkii ka soo baxay shirki Kismaayo ee dhawaan la soo gabagabeeyey.

Nabadoonada shirkan jaraa’id Gaalkacyo ku qabtay waxaa kamid ahaa Nabadoon Xaarin.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com