Site icon Radio Daljir

Shir dib u heshiineed oo lagu qabanayo Magaaladda Qardho (dhegayso)

Maalinta beri ah waxaa lafilayaa in Degmada Qardho uu ka furmo shirkii dib u Heshiisiinta Beelo walaalo ah oo wada daga Gobolada Bari iyo karkaar .

Shirkan ayaa waxaa gogoshiIsa dhigay Boqor burhan boqor Muuse .

Maanta Magaalada qardho waxaa gaaray qaar kamid ah Ergadi shirkan.

Hadaba Maxaa sal u ah Colaada beelaha oo noqotay mid soo laalabatay ? sideese lagu xalinjiray waayadii hore khilaafadka Beelaha ? Su,aalahaasi iyo kuwo kalw waxa uu Wariye Xasan heykal uu waydiiyay Namabdon Mursam Maxamuud Cabdi oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Bari .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5367c40501008bb9062eda/Nabadoon+Mursal+.mp3?_=1
Exit mobile version