Site icon Radio Daljir

Qorshaha Horumarinta Degmooyinka oo Garoowe ku soo Xirmay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee xarunta dowladda Puntland waxaa Maanta lagu soo gaba gabeyay shir soconayay Mudo saddex cisho ah oo looga hadlayay Qorshaha Shanta Sano ee Dib u eegista horumarinta Degmooyinka Puntland.

Xubnaha ka qeybgalayay Shirkan ayaa waxaa ka kale socdeen Maamuladda Puntland,Jubbaland,Koonfurgalbeed Somalia,Galmudug iyo Lataliyayaal Caalami ah oo shirkan door muhiim ah ka qaatay Mudadii uu soconayay.

Warbixin Waxaa Garowe Kasoo diray Maxamed Lakiman oo Daljir Garowe ku sugan

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592701550b0100ed20a05743/11.mp3?_=1

 

Exit mobile version