Shir Caalami ah oo looga hadlayo taageeridda Soomaaliya ee dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda ayaa maanta ka furmaya magaalada Brussless ee dalka Biljamka.
Shirkan ayaa waxaa yeelan doona xubnaha SPF oo ah dowlado ku midooway taageeridda Soomaaliya , waxaana sidoo kalle arimaha looga hadlayo ka mid ah qorshaha ka bixidda AMISOM ee 2020 Soomaaliya iyo sidii ay ammaanka ula wareegi lahaayeen ciidamada Soomaaliyeed.
Shirarkii New Dealka ee horay Soomaaliya loogu yaboohay dhaqaalaha badan ayaan la ogayn, meelihii ay mareen, waxaana shaki badan uu ka jiraa shirkaana inuu wadadaasi mari doono.
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya, xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada ayaa ka qaybgalaya shirka maanta kafurmaya Brussless.
U Jawaab NuurkaNederland Buri halceliska