Shilaalka Gaari oo kuso badanaya degaanad Puntland (dhegayso)

Shilaalka Gaari oo kuso badanaya degaanad Puntland (dhegayso)

Magaalooyinka Bosaaso iyo Qardho inta udhaxaysa waxaa todobaadyadii aynu soo dhaafnay ka dhacay ilaa iyo ku dhawad 25 shil oo kala duwan kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

shilal kaasi dhacay ayaa kii ugu darnaa waxa uu haa shil gaari oo ka dhacay Gudaha Magaalada Bosaaso kaas oo oo uu gaystay gaari waaraad ah oo qof shacab ah ku jiiray bartamah magaalada Bosaaso kadibna darawalkii wadaha ka ahaa garigaasi uu goobta ka baxsaday.

Taliyaha laanta taraafikada Gobolada bari, karkaar, haylaan iyo Gardafu Maxamed Faniin yuusuf ayaa Arimahaasi waxa uu uga waramay wariye xasan heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com