Taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka Puntland Maxamed Finiin Yuusuf oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio daljir ayaa waxa uu kawaramay shilgaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Shilka ayaa ka dhacay bartamaha magaalada bosaaso kaas oo uu kudhintay hal qof halka sagaal qof ookalena ay ku dhaawacmeen, Wariye xasan heykal ayaa xafiiskiisa ku booqday oo ka waraystay taliyE Finiin.
DHEGEYSO
Dhigaal Duug ah
Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Laki (Dhegayso) »
Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Laki (Dhegayso) »