Shil gaari oo sababay khasaare 23 neef oo Geel ah oo ka dhacay inta udhaxaysa Garoowe iyo Laascaanod (Daawo)

Shil gaari oo sababay khasaare 23 neef oo Geel ah oo ka dhacay inta udhaxaysa Garoowe iyo Laascaanod (Daawo)

Gaari booyad ah oo ay lahaayeen ciidamada Soomaaliland oo ku sii jeeday Tukaraq ayaa ku jiraay 23 neef oo Geel ah inta udhaxaysa Laascaanood iyo Garoowe.

Mid kamid ah dadkii ku safrayay saaka waddada o codsaday in magaciisa aan la shaacin ayaa nooga waramay sida uu shilka udhacay.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com