Shiinaha iyo Soomaaliya oo heshiisyo kala saxiixday

Shiinaha iyo Soomaaliya oo heshiisyo kala saxiixday

Heshiiska Shiinaha iyo Soomaaliya ayaa ku salaysan hindisaha dhismaha kaabayaasha dhaqaalaah iyo iskaashiga dhaqaalaha ee labada dal oo ay kala saxiixeen wasiirada arrimaha dibadda iyo ganacsiga ee dowladda Soomaaliya, waxaana Shiinuhu uu balan qaaday Soomaaliya dhaqaalle inuu ugu yabohay oo dhanka horumarinta ah.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan dalka Shiinaha oo ka qaybgalaya shirka madasha Afrika iyo Shiinaha oo dhowaan furm doono, waxaana labada hogaamiye midba midka kalle uu ku bogaadiyay hormarkii uu sameeyey, waxaana ay balanqaadeen fulinta heshiisyada.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com